Jump to content

Warsangali Abgaal

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Warsangai abgaal)

Warsanali Harti abgaal waa beel weyn oo kamid ah beelaha Harti abgaal. Waxay degtaa Shabelaha dhexe Shabelaha Hose iyo Banaadir. Degmoyinka ay gaar u leyihiin waxa kamid ah Guulane, jowhar ceelmacan iyo kuwo kale Caligaduudcaafimaadka