Wayteen

Ka Wikipedia

Wayteen Absame.ama ويتين ابسما Waa Qabiil Kamida Qaba ilada Somaliyeed dhalashadoodana waa sidan waxa la dhaha weyteen absame kuumade kablalax daarood ismail waxay leeyihiin Saldanada Soomaliyed ee Sayid Nimada Waxay dagan Ethiopia, Soomalia, Kenya, meelaha somalia ay ka dagaan waxaa ka mid ah jubooyinka Konfur galbeed waxay Ku Hadlaan Luuqada Somaliga iyo Carabiga, waxayna caan ku yihiin Faafinta Diinta Islaamka. Magaaloyinka ay dagaan waxa ka mida magaalada birqod iyo higlaleey ee gobolka jarar magalada dhanaan ee gobolka shabeele iyo magalada burqayar isla gobolkaas iyo shiniile, horushagax iyo meelo kale oo farabadan Waxaa kamid ah dadka caan ka ah ee kamid ah Qabiil ka Wayteen sida abdi abdullahi oo ahaa golihii dhexe ee jabhada xoreynta ogaadeniya jwxo iyo Lutinent Colonel Yusuf Dheere, iyo Korneyl abdullahi sh muhumed(abdullahi qurbac oo ahaa taliyihii magalada burco ee gobolka togdheer allah ha u naxariistee dhinaca Culumada oo reerku uu caanka ku yahayna waxaa kamid ah Sida SAYID MUXUMED oo ah aasaasaha Dariiqada Al-Ciin ee Birqod iyo dhamaan sayid dada ka dambeeyay sida SAYID XASSAN, SAYID CABDULLAAHI, SAYID,CABDULQAADIR,SAYID CABDURRAXMAAN, SAYID CABDUL WAHAAB, SAYID MAXAMUUD, SAYID AXMED, SAYID NUURE, iyo SAYID LUQMAAN oo ah sayid ka hadda hogaamiya diinta iyo culumada dariiqada Alciin ee Birqod ama caalimka salafiga ah ee soomaliyeed ee caanka ah ee Qarnigan casriga 21aad sida Sheekh maxamuud Shibli.


Beeshan waa beel culimo u badan oo akhyaar ka ah bulsho weynta somaliyeed dhexdeeda