U bood nuxurka

Webiga Manambaho

Ka Wikipedia
Webiga Manambaho
Manambao Maty
Khariidadda wabiyaasha Madagascar (Manambaho wuxuu ka qulqulaa qaybta dhexe ilaa Marinka Mozambique).
Magaca HooyoManambaho  (Af-Malagaasi)
Magac kale Manambao Maty
WadanMadagascar
GobolMelaky, Bongolava
Baasin
Afka WabigaMarinka Mozambique

Manambaho waa wabi ku yaal Melaky & Bongolava ee galbeedka Madagascar.

Wuxuu ka soo qulqulaa bartamaha Madagascar ilaa uu ku shubmo Marinka Mozambique iyo Badweynta Hindiya. Isha uu ka yimaado waxay ku taallaa meel u dhow Tsiroanomandidy (Bongolava), wuxuu maraa meel u dhow Morafenobe wuxuuna ku shubmaa koonfurta Tambohorano iyo waqooyiga Maintirano.

Xiriirinta dibadda

[wax ka badal | wax ka badal xogta]