Webiga Mananjary
Muuqaal
| Webiga Manajary | |
|---|---|
| Wadan | Madagascar |
| Gobol | Vatovavy |
| Baasin | |
| Ilaha Ugu Muhiimsan | koonfurta Fandriana 1,500 m (4,900 ft) |
| Afka Wabiga | Mananjary 0 m (0 ft) |
| Nidaamka Wabiga | Webiga Mananjary |
| Baaxadda Basinka Biyaha | 6,780 km2 (2,620 sq mi) ilaa 6,992.5 km2 (2,699.8 sq mi)[1] |
| Astaamaha Jirka | |
| Dhererka | 212 km (132 mi)[1] |
| Socodka Biyaha |
|
| Astaamaha | |
| Laamo Wabi |
|
Webiga Mananjary wuxuu ku yaal koonfurta Madagascar, ee gobolka Vatovavy.
Wuxuu u qulqulaa xeebta bari, isagoo ku shubma Badweynta Hindiya. Wuxuu u adeegaa xadka koonfureed ee dhulka loo yaqaan Betsimisaraka.[2]
Afkiisu wuxuu ku yaallaa magaalada Mananjary.[3]

Tixraacyo
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- 1 2 3 "Madagascar".
- ↑ Helen Chapin Metz, ed., Madagascar: A Country Study, Library of Congress, 1994., accessed 14 August 2008
- ↑ "Mananjary - Madagascar".