Wiki

Ka Wikipedia

Guuleed Garaad (Barkad) waa reer ka kamid ah qaabiilka ugu wayn geeyga soomaalida ee Dhulbahante, Barkad waa qaabiilka labaad ugu badan reeraha dhulbahante, waxay aay dagaan inta u dhexeeysa buuhoodle ilaa magaalo Madaxda gobolka sool Laascaanood Barkad waxay leeyihiin kala badh magaalada laascaanood waana reerka ugu hantida badan ugu na magaca wayn reeraha dhulbahante, waxay caan ku yihiin geesinimo, gacan furnaan iyo hal adeeg.