Wikipedia:Ma Ogtahay/Soo jeedin macluumaad

Ka Wikipedia

Kaydka

Codsiyada: 1 • 2 • 3 • 4 • 5 • 6 •


Shuruudaha

Waxaa lagama maarmaan ah macluumaadka la doonayo in lagu dro laga helo shuruudahaan soo socda:

  1. Hubinta inta aadan soo gudbin codsi kasta ee la xiriira macluumaad soo jeedin cusub in ayasan noqon wax lagu soo celceliyay adigoo dib uga eegaya Liiska guud ee horay loo baahiyay.
  2. Waa in ayasan dhicin in loo xulo maqaallo aan ku habboonayn, sida in ay gaabantahay, ama laga shakisanyahay, ama ay tahay qar-iskatuur.
  3. Ka fogaanshaha macluumaadka lala yaabo inta la awoodo, sababtoo ah wikipedia waa insakolobediya ogaansho mana ahan waxyaabaha lala yaabo meel lagu qoro.
  4. Macluumaadku waa in uu ahaadaa wax ku jira maqaal lahubo ee ku jiro maqaal la hubo xogo lagu kalsoonyahay.
Habka
  1. Uqor Ogaalka hab su'aal ah.
  2. Kana fogoow macluumaadka caadiga ah ee soo noqnoqota; Tusaale: «Ma ogtahay in Muqdisho ay tahay magaalo ku taal Soomaaliya, ahana gobolka «Banaadir». raacsan maamul ahaan «Banaadir State». qiyaastii ay gaarayaan dadka deggan 3,173,575 qof (2018).».
  3. Soo gaabi, macluumaadka hore tusaale ahaan waa ay dhib badantahay in uu xusuusnaado aqriyaha sababtoo ah macluumaadka ku jira oo badan awgeed.
  4. Ka billoow weedha saddex «...» kaddibna ereyga «in» ama wax kale hadaba sida ay tahay weedha.