Wikipedia:Maqaalka Cusub Bogga Hore

Ka Wikipedia
  • Waxay ka mid tahay Maqaalka Cusub Bogga Hore taasoo lagu soo ban dhigayo bogga hore si tira koob ah "Tirada Maqaalada". Hagaaji
  • Markii la go'aamiyo maqaal cusub:
  1. U guuri qoraalka kaasoo ku jiray halkaan kaydka maqaalada cusub bogga qaybtiisa hoose.
  2. Halkaan uga dar magaca maqaalka Template:Maqaalka Cusub Bogga Hore/Kala Hormarin.
  3. Hadii aad taariikh ku beegeeyso, Fadlan maalin ku haboon ku aadi Template:Liiska Munaasabadaha Maqaalka Cusub Bogga Hore/Kala Hormarin.
  • Maqaalka hadda tirsigiisu waa: 6

[[Wikipedia:Maqaalka Cusub Bogga Hore/6 |Wax ka bedelka maqaalka hadda]]

Koonfur Suudaan
Koonfur Suudaan

Naxaas (ingiriis: Silver) astaanta (Ag) waa curiye kimiko oo tirada atomkiisu tahay afartan-iyo-todoba (47). Curiyaha Naxaastu waa bir ka tirsan Transitional Metalska ee guruubka 11aad ee Diwaanka Curiye.

Naxaastu waa bir jilicsan, leh midab cad oo iftiimaya, taas oo leh gudbinta ugu fiican ee kulka iyo korontada dhamaan 118 Curiye ee dhulka, cirka iyo badaha laga helo. Naxaasta waxaa si dabiici ah looga helaa oogada sare ee dhulka, ayadoo isku dhisyo jaandi ah inta badan ku ladhan dahabka, Sinkiga, Koberta iyo biro kale.

Naxaasta waxaa la isticmaali jirey tan iyo wakhti hore, ayadoo laga samayn jirey shilimaanta iyo sheeyada la isku qurxiyo. Maantana waxaa ugu badan ee loo isticmaalaa waa xadhgaha korontoda, taleefanada, fiidhiyowyada, gaadiidka, filimka sawirka, milano lagula dagaalamo baakteeriyada, iyo maalgashi warshadaha ayadoo shilinka naxaasta ah. (SII AQRI)