Wikipedia:Albaabka bulshada/Arrimo Ladoonayo

Ka Wikipedia

Hadii aah wax ka taqaan naga caawi qodobadaan hoos ku qoran:

Waa xisaab , cabiraad iyo ...

Tiro - Tiro tirsiimo - Tiro idil - Xigsin - Lid-xigsin - Abyan - Abyoone - Jajab - Tiro lakab - Dhexfur - Abyane huban - Tiro maangal ah - Tiro maangad ah - Tiro kakan - Wadar - Faraq - Taran - Qeyb - Urur - Hormo-urur - Dhextaal - Hormo-urur quman - Isutag - Duleedin - Aljebro - Doorsoome - Tibix - Hawraar - Tibxaale - Heer - Hawraar lakab - Isir - Isle’eg - Isle’eg toosan - Isle’eg wadajira - Sunsun - Dareerimo - Faansaar - Tikraar - Made - Tiirada - Weydaar - Qiime sugan - Xididshe - Saabley - Joomitiri - Bar - Xariiq - Xagal - Fool - Barbaro - Qoton - Sallax - Goobo - Gacan - Dhexroor - Qaanso Labojibaarane - Dhinac - Laydi - Dherer - Balac - Saddex-xagal - Sal - Gundho - Barbaroole - Koor - Qardhaas - Gunbur - Toobin - Dhululubo - Gabal Toobineed - Goobo - Saab - Gees - Jeedshe - Kulmis - QabaalKulmisyo - Dhidib weyne - Dhidib yare - Labosaab - Dhidib-wadaaje - Dhidib-xisti - Taxaneyaal - Taxane - Jiiftax - Joogtax - Suge - Leeb - Itimaal - Abnaqan - Raaboqaad - Racayn - Waqdhac - Xigidda Xad.

  • Waxaana loo baahanyahay inaad ku xirto qaybaha kale ee wikiga.
  • Hadii aad culaysa kala kulanto qaabka fasamada kusoo gudbi fakarkaada Goobta wikipedia
  • Mahadsanidiin waxaan la rajaynayaa horumarinta qaybta af-soomaalia.