Wikipedia:Bogga Hore/Qalad
Appearance
Haddii aad hayso xog-waran ku saabsan qalad ee aad ku aragtay bogga wikipedia Bogga Kan ama ay yihiin wax soo socda waxaa lagaa doonayaa fadlan inaad raad raacdo qoraaladaan hoose.
Fiira gaar ah u yeelo:
- Halkee qaladka ka jiraa?: Waa inaad kala hubsataa, waa inaad abaartaa qaladka halka uu ka jiro taasoo u sahlaysa maamulka iyo kuwa aqoonta u leh in ay gaaraan.
- Ahaaw mid kala dhig dhiga: taasoo suurta gal ah in si dhaqsi ah lagu hagaajiyo markaad tilmaamto dhibaatada isla markaana aad raacido xalka.
- Xogta: waxay suurta galinaysaa inaad noqoto mid wax faaiideeya, taasoo ah mid aad soo tilmaamtay qalad farsamo ama af (luqadeed).