Wikipedia:Booyaantir
Appearance
| Fiiro gaar ah: Sharciga iyo Xeerka Wikipedia waa kuwo loogu talo galay inay hagaan dadka isticmaalayaasha, gudagaleyaasha, iyo dhamaan bulsho weynta soo siyaarata Soomaali Wikipedia. |
Booyaantir (ingiriis: disambiguation) marka Wikipedia la jooga waa hanaanka lagu afjaro dhacdada markay bog ama maqaal tahay mid booyaan. Booyaantirka ee Wikipedia waxay leedahay saddex arrimood oo muhiim ah :
- (1) Maqaal kasta waxay u baahan tahay cinwaan golakataag ah
- (2) In maqaalka habboonka lagu beegsado
- (3) Haddii uu jiro magac oo booyaan ah, waa in sii hufnaan la samaysto murdiso oo maqaal kasta soo bandhiga.