Wikipedia:Codsiga maamulka/May 2020

Ka Wikipedia

Codsi maamule[wax ka badal xogta]

Salaan sare asxaabta, waxaan rabaa inaan codsado maamulenimo ku meel gaadh ah. Sababtoo ah waxaa ogtihiin in maqaalo badan lagu cayaaray, kuwo kale loo badelay qoraal khalad ah ama la masaxay qoraalka oo dhan.. Waxaa rabaa inaan difaaco maqaalada saxda ah oo markasta ku celiyo sida saxda ah. Maxay idinla tahay? Ismail4all (wadahadal) 05:08, 30 May 2020 (UTC)