Wikipedia:Codsiga maamulka/Nofeembar 2022
Appearance
Ka cabasho caqabado
[wax ka badal xogta]Mudo labo sano ah ayaa ku dhex jiraa bartaan Wikipedia wali waxaa wajahaa caqabado badan oo xal u la'ahay, ma lihi asxaab wax ku qorto bartaan oo si gaar ah isku xariirino, hadana waxaa u dhabar adeegaa inaa ka harin hormarka luuqadeyda Waxaa maamulka uga baahnaan in ay si gaar ah ii la soo xariiraan saa uga wareesto waxa culeyska igu haayo.