Jump to content

Wikipedia:Codsiga maamulka/Oktoobar 2025

Ka Wikipedia

Codsi maamule

[wax ka badal xogta]

Salaan sare asxaabta Waxaan doonayaa inaan codsado xilka maamule ku meel gaar ah si aan gacan uga geysto ilaalinta iyo horumarinta Wikipedia Soomaaliga Maalmahan waxaa jiray maqaallo si khaldan wax looga beddelay ama gebi ahaanba la masaxay taasoo dhaawac u geysaneysa tayada iyo kalsoonida bogga Ujeedadaydu waa inaan difaaco maqaallada muhiimka ah aan saxdo khaladaadka muuqda isla markaana aan hubiyo in macluumaadka lagu soo gudbiyo si hufan oo lagu kalsoonaan karo Waxaan rajeynayaa in bulshada tafatirayaasha ay iga taageerto codsigan si aan wadajir ugu ilaalino tayada iyo sumcadda Wikipedia Soomaaliga Mahadsanidiin Isma4l (wadahadal) 12:12, 30 October 2025 (UTC)