Wikipedia:Codsiga maamulka/Sebteembar 2017

Ka Wikipedia

Codsi cubooneysiin awooda maamulka[wax ka badal xogta]

Asc dhamaan inta Af-Soomaaliga ku hadasha, Labadii sano ee ina soo dhaafay waxaan ahaa maamule ku meel-gaadh ah; kaasi oo xaliya, ilaaliya isla markaana habeeya bogaga ku jira Soomaali Wikipedia. Ilaa hada ma arko qof kale oo meeshan diyaar u ah inuu hogaamiyo, sidaas darteed waxaan rabaa inaan dib u cusbooneysiiyo xilka maamulka. Qofkii arinkaasi ka soo horjeeda fadlan hoos ku soo qor sababta iyo magacaaga. Mahadsanid, Ismail4all (talk) 05:54, 24 Sebteembar 2017 (UTC)[reply]

Sidoo kale fiiri: wax qorkaygawadahadaligu saabsan