Wikipedia:Goob/Wararka/03/2014
Catalan Culture Challenge
[wax ka badal xogta]I apologize if this message is not in your language. Please help translate it.
The Catalan-speaking world... Want to find out more? From March 16 to April 15 we will organise the Catalan Culture Challenge, a Wikipedia editing contest in which victory will go to those who start and improve the greatest number of articles about 50 key figures of Catalan culture. You can take part by creating or expanding articles on these people in your native language (or any other one you speak). It would be lovely to have you on board. :-)
We look forward to seeing you!
Amical Wikimedia--Kippelboy (talk) 06:05, 16 Maarso 2014 (UTC)
Suftu
[wax ka badal xogta]Suftu suuftu — Magaalo — suftu Location in Ethiopia. Dhacdaa: 03°55′N, 41°50′E Dalka Ethiopia Gobol Liben Tirada dadka (1999) • Guud ahaan 30,433 [1] Saacad EAT (UTC+3) Suftu waa magaalo ku taalo dalka Ethiopia.magaalada waxee xuduud la leedahay Soomaaliya iyo kenya.magaalada waxee ka midtahay gobolka Liben. magaalada Suftu waa magaalo istaraajiyad ah. Magaalado waxaa dago qabaailo badan waxaase ugu weyna qabiilka dagoodiyaha
*GANACSIGA*
Magaalada ganacsigeedu inta badan wuxuu ku tiirsanyahay beeraha iyo xoolaha.
*Waxbarashada*
magalada waxbarashadeedu waa mid sareeysa waxaana kafurun iskuulo hoose, Dhexe, iyo sare intaba.
*AMAANKA*
Magalada amaankedu waa mid heersare ah waa magalo nabadoon.
*MAAMULKA*
magalada waxaa xukuma qabiilka Masare Oo intabadan xukunka sare ee magalada leh waana qabiilka ugu badan ee magalada dagan.
*XAAFADAHA*
magalada waxay ka koobantahay 13 xaafadood. Waxaase ugu caansan 3 xaafadood ookala ah .xafada lamagalaay .xafada fulham .xafada buullalibi. Qoralkan waxaa diyaariyay: Abdimajid Sheikh Adan.