Jump to content

Wikipedia:Goob/Wararka/09/2019

Ka Wikipedia

Goobta/Ururka/Islaamiga/Ee/Degmada/Burhakab

[wax ka badal xogta]

Beryahan danbe degmada buur hakaba ee Gobolka Baay, ayaa warar kasoo baxaya sheegaya, inay dhalinyarada degmada ay wadaan ololo ka dhan ah Nadaafada Deegaanka, Hadaba Waa dhalinyaro iskaashi ah Oo doonaya in deegaan waliba soomaali ku yaala ay uwada baahiyaan nadaafada. haddaba nafaada ayaa ah Iimaanka Barkii, sidaa darteed waxay bixiyeen Ogeysiisyo Badan, Oo Ay dadka uga codsanayaan inay garab kusiiyaan nadaafada, si ay u dhowraan shuruudaha la xiriira nadaafada deegaanka, waxayna u sameeyeen Boorar Ku Xusan In Qashinku Ay Caafimaad Dari U Keeni Karto Bulshada, Xaafad Waliba Si Looga Bogaadiyo Arimaha La Xiriira Nadaafada.