Wikipedia:Maqaal Xul Ah Bogga Hore/18

Marinka Gaza Marinka Gasa (Af-Carabi قطاع غزة waa dhul yar oo ka mid ah dhuka Falastiin, oo aan ku xirnayn dhulka kalee ee shacabka falastiinta dego. Dadka degen Gaza, waxay garayaan, 1.5 milyan oo qof. Waxay dhacdaa inta u dhaxeysa, Masar iyo Israaiil. Waa mee go'doon ah oo aan cidi geli karin, guryo badan oo yahuuda leedahay, 2005tii ka hor waxay ahayd meel ay ay xoog ku haystaan Israaiilta, kadib waxaa dhacday, in ee yahuuda dib uuga laabtaan, guryo dhiska ee ku haayeen Marinka Qasa. Hase ahaatee weli waxee gacanta ku haayaan, meelo badan oo ka mid ah qaza, sida garoonka diyaaradaha iyo xeebaha. Israaiiliyiintu waxey ku doodayaan in ay gaza ka midtahay dhulka Israaiil. Ayaga oo maalin kasto ku wada, dil iyo isbaarooyiin aad u farabadan. (SII AQRI)