Wikipedia:Maqaalka Fiican Bogga Hore/1

'Dhex kujir waa dal aan lahayn wax bad ah ama xeeb. Aduunka waxaa ku yaalla dalal gaaraaya 44 oo aan lahayn wax bad ah. Ethiopia waa tusaale caan ah oo dal dhex kujira oo aan lahayn bad. Waa dalka labaad ee ugu dadka badan Afrika ee aan lahayn marin badeed. Ethiopia waxay ku taal Geeska Afrika, waxaana ku wareegsan dalal leh xeebo sida: Djibouti, Somalia Eritrea
Taasi waxay ka dhigaysaa in Ethiopia ay si toos ah badda u geli karin, laakiin waxay isticmaashaa marinada dalalka deriska ah si ay u dhoofiso ama uga soo dhoofiso badeecadaha. tusaale ahaan, markii ay dal noqdeen Eratareya iyo Montenegro, waxaa loo aqoonsaday, dalalka Itoobiya iyo Serbia kuwo dhexkujir ah. sanadkaan aa ku jirno, badda waa muhiim, markii laga eego dhinaca dhaqaalaha, iyo kaluumeesiga (SII AQRI)