Jump to content

Wikipedia:Maqaalka Fiican Bogga Hore/14

Ka Wikipedia

Cali Khaliif Galayr, waxoo dhashtay 1941dii waxoona ahaa ra'iisul wasaaraha Soomaaliya kabilaabato Oktoobar 8dii 2000 ilaa oktoobar 28 2001. Galayr wxuuu lahaa cilmiga dhinaca siyaasadeed iyo dhaqaalaha dhanka reer Darawiish. waxuuna wax ku soo bartay jaamacad ku taalo dalka Maraykanka. Ka dib, wuxuu noqday madaxweynaha maamulkii Khaatumo ee jamhuuriyada Somaliland heshiiska la galay 2018. Cali Khaliif wuxuu xanuun uugu geeriyoodey magaalada jigjiga e Dowlad deegaanka soomalida e itoobiya 2020. (SII AQRI)