Wikipedia:Reer horogle
Appearance
Reer horogle Waa beel kamid ah beelaha somalida iyo beelaha madhibaan beeshaan waa beelaha ugu faca weyn beeelaha madhibaan beeshaan waxay degtaa deegaamo badan sida, labile galaadi qaloocan, ballikhayr, horogle-town, marqaan weyn, qorof, galkio, burtinle,jalam, golbarwaaqo, xero jaalle, iyo balanbal.
Beesha reer horogle waxay ukala baxdaa 7 jifood.
- reer samatar
- reer cigaal
- reer faarax
- reer dudub dheere
- reer geeldoon
- reer liibaan
- reer iley
Reer samatar waa jifada ugu badan beesha reer horogle, jifadaan waxay u badanyihiin galkacyo gaar ahaan xaafada israac laanta 5aad iyo horogle town, iyo howdka oo ay xoolo dhaqato aad u badan ka degan tahay, waxaana ka dhashay fanaankii weynaa ee faarax guulled samatar.
Jifada reer liibaan waa curadkii horogle waana jifooyinka ugu tirada yarka marka laga reebo dudubdheere oo kasii yar.