Wikipedia:Soo bandhigida xogta

Ka Wikipedia

Boggaan waxoo ka hadlaa sidii Xog looga dhigi lahaa Maqaal ama qodob.Xogta wikipedia la soo galiyo waa erayo yar yar oo la isku keen keenay si looga dhigo maqaal, waana in ee isku ekaadaan.Erayda la soo galiyo waa kuwa loo baahanyahay kaliya.Ma loo baahno in maqaalada meelaha kale laga.

Xigasho Guud Maqaal yar oo kooban ayaad waxaad ku xariirin kartaa xigasho kooban

Baadida Nin Baa Kula Dayi Daalna Kaa Badane Oo Inaad Hesho Doonayn Daa’in Abidkaaye!.
== Xigasho ==
* Hebel hebel. Buuga suugaanta.
<div class="mw-content-ltr">
* Abshir, dheere (2013). "Suugaan", Af-maal.
</div>

Qoraalka markaad kaydisid sidaan ayaa kuu soo baxaysa:

Baadida Nin Baa Kula Dayi Daalna Kaa Badane Oo Inaad Hesho Doonayn Daa’in Abidkaaye!.

Xigasho


  • Hebel hebel. Buugga Suugaanta.
  • Abshir dheere, (2013). "Suugaan", Af-maal.

Xigashada muhimka ah

Sida badan xigashada waa qasab, waxa uuna ku xiranyahay qayb kamid ah qoraalada, Xigashooyinka ee muhiimka ah taasoo ka turjumaysa Ku Saabsan maqaalo lasoo xulay iyo Ku saabsan maqaallo cusub habkaan ayaa loo adeegsadaa

Isku xirka

ku darista xigashada tixraaceeda, waa laga mamaarmaan in raaciyo xarafka <ref> Xigashada ka hor</ref> iyo dhamaadka waxaan kuu soo baxaya tilmaamahaan wax ka badalka maqaal kasta, hadii aad u guda gasho inaad ku huwiso xigashada ee aad galiso calaamadaha qaanada ku jira sida tan oo kale ref


Tusaale-haan ayaa kuu sheegaya qaabka aad usamayn karto:

Baadida Nin Baa Kula Dayi Daalna Kaa Badane Oo Inaad Hesho Doonayn Daa’in Abidkaaye!،<ref>Hebel hebel. Buugga suugaanta. Boggiisa. 7</ref>
Baadida.<ref>Abshir, Dheere: "Qaab helista Baadida", ''Af-maal'', 51(78):46</ref>
==Xigasho==
{{Hubin}}

Marka aad kaydisid sidaan bay ku soo baxaysaa

Baadida Nin Baa Kula Dayi Daalna Kaa Badane Oo Inaad Hesho Doonayn Daa’in Abidkaaye,[1] Af-maal.[2]

Xigasho


  1. ^ Hebel hebel. Buugga Suugaanta. Bogga. 7
  2. ^ Abshir, Dheere: "Qaab helista Baadida", Af-maal, 51(78):46.

Linkiga

  • Hadii uu jiro web wax laga-soo xigan-karo qodobka ay muhiimad uleedahay in lagu taageero Marka la kaydiyo maqaalka waxaa kuu soo baxaysa tiro uun tusaale ahaan adigoo soo xiganaya joornaal: [http://www.xildhibanpublications.com/Wararka/daa'uudabdullexersi.htm]Asigoo sidaan ku soo baxaya: [1]
  • Sidoo kale waxaa dul saari kartaa ereyo: [http://www.xildhibanpublications.com/Wararka/daa'uudabdullexersi.htm xildhibanpublications]Qaabkaan ku soo baxaysa: xildhibanpublications
  • Sidoo kale magaca webka ayaad ku huwin kartaa <ref></ref> Qaanada badelka

Tusaale:

Taariikh nololeedkii madaxweyne General Daa'uud Cabdulle Xersi wuxuu ahaa General-kii ugu horreeyay ee Soomaali ah, <ref>[http://www.xildhibanpublications.com/Wararka/daa'uudabdullexersi.htm Wakaaladda hebel iyo hebel.]</ref>

==Xigasho==

  1. ^ Wakaaladda hebel iyo hebel.

Markaad kaysid waxa soo baxaysa

Taariikh nololeedkii madaxweyne General Daa'uud Cabdulle Xersi wuxuu ahaa General-kii ugu horreeyay ee Soomaali ah، [1].

Xigasho


  1. ^ Wakaaladda hebel iyo hebel.