Jump to content

Wikipedia:Users

Ka Wikipedia

Allahu akbar. magacyagu wa caydaruus maxamud cismaan ,waxaa la iigu naanaysaa Caydiid sange waxaan dhashay 20/aug/1987.waxaan ku dhashay magaalada hargaysa waxaan ku barbaaray waxbarshadii dugsiga quraanka ee ugu horeeyeyna aan ka bilaabay magaalada Ceerigaabo e gobolka Sanaag.Dugsigii waxbarshada aasaasiga ahaa ee uhoreeyey waxaan ka bilaabay Dugsiga hoose dhexe ee DAALO WAXAAN KU DHAMEEYEYW/BARSHADII H/DHEXE ISLA DUGSIGAASI OO UU MAAMULE KA AHAA BILOW ILAA DHAMAAD Maamule Omer axmed warsame.dugsigii sare waxaan ka billabay isla magaalada cerigaabo dugsigii sare ee xaji aadam secondary school waxaana ku dhamaystay Dugsi sare Sheekh basheir secondary school of Bura'o.