Jump to content

Wikipedia talk:Maqaal Cusub/Habayn

Page contents not supported in other languages.
Hadal ku dar
Ka Wikipedia
faalladii ugu dambaysay: 9 sannadood kahor ee Waceysle
                == Dhul_Dayacan ==

Sida ay naf walbo oo Soomali ahi ka war qabto waxaa jiro dhul ku yaal geeska Afrkada Bari kuna teedsan biyaha badweynta hindiyaiyo Bada Cas. Hadaba dhulkas isaga ah EE calaamadas leh dadka nasiibka u yeeshay waxaa lagu magacaba Somaliya. Sida la wada qirsan yahay Dadkad soomaliyed waxay ahayen isku luqad,midab,Diin,Dhaqan,Mudo ka badan 2kun oo sanadood, balse bulshoyinka caalamku waxey Lee yahin kuwo deris ah.

   Sida muuqato waxaa duulan lagu noqday mushtamacii ku noolaa dhulkas EE loogu yeeri jiray SOOMALI. Iyadoo sababta duulanku yahay in lagala diriro dhaqalaha. Diinta. luqada. dhaqankooda.

Balse sida la ogson yahay duulankasi wuxuu socday ugu yaran 400 oo sanadood. iyadoo ay doowladahii aduunkan ugu tunka weynaa ay si toosa iyo si dadbanba ku yimadeen dalka somaliya. Mudadi u dhaxeysay 1464 ilaa maantaydan oo ay Tariikhdu tahay 2016.

Hadaba aqristow waxaa laga yaabaa in aad xasuusatid inta aan qoray in ka badan balse adna maalintada ayan sugeynaa in aad Na xasuuside ha welwelin.

Hadaan ujedkeyga u so laabto. Dhibkii iyo shirqoolkii uu gumeystayasha iyo kaniisadahu nala damacsanayen mudada aadka u dheereyd,waxan arkaa in ay maantaydan faraqa noogu jirto. Hadaba waxaa la yiri:- RAG TASHADAY CIR WAA TOLI KARAAN TAAKO LABADEEDE. maxaa soomaliyey noo talo ah.

Taladu hadey teyda tahay. TALO WAA TII ALLEE. Waxan Lee yahay dhalinyaroy isu tanasula oo istaagera, si aan heeryada gumeystaha iskaaga qaadno.

Bye. Ahmed_Tanziil

Waceysle (talk) 19:19, 4 May 2016 (UTC)Reply