Wikipedia talk:Masuul la'aan guud

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

AQALKA SARE EE DOWLADA JUMHURIYADA FEDARALKA SOMALIA[wax ka bedel xogta]

Aqalka sare ma noqon doonaa mid ay u aaayaan shacab ka somaliyed? Mxuu faa ido u leeyahay xildhibaanada jamhuuriyada ?

Mana noqon donaa aqalka sare  mid wax Ku ool ahaada ?


Da ud haji (talk) 20:26, 25 Maarso 2017 (UTC)

Aqalka sare shaqadiisi wuu dayacay Yazin Dahir Aden (talk) 11:21, 6 Nofeembar 2018 (UTC)

xildhibaan federal ah[wax ka bedel xogta]

Cabdi nasir sicid muuse wa xildhibaa federaal ah. waxaana la so doortey 2016. sido kale waxa lo magacaabey wasiir ku xigeenka amniga qarank Sulaiman moha (talk) 20:49, 9 Abriil 2017 (UTC)

Dalmar[wax ka bedel xogta]

Wuxuu Ku dhashay bardale sanadii 1996 Abdiasis Adam Ali (talk) 11:33, 22 Juun 2017 (UTC)

Somaliland maxaad ka aamin san tahay?[wax ka bedel xogta]

Somaliland waa dhul hodan ah mana diidana inay somaali meel gaadho ee yadu tanteedi waxay u aragtay inay gooni noqoto Yazin Dahir Aden (talk) 11:24, 6 Nofeembar 2018 (UTC)

Axmed maxamed farax[wax ka bedel xogta]

Axmed maxamed farax cargaale waxa uu kudhashay tuulo hoostagto degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud. Eng Ahmed Mohamed Farah muumin (talk) 08:49, 13 May 2019 (UTC)

Faikirka suuban[wax ka bedel xogta]

Waxan ka aminsanahay in eey horay usocoto iskuna tashatay wadada saxda ah heshay. Hdiii aan sidaan kusocono waxaan dib u heli dinaa dowladnidii an lahan jiray. Madaxda waa in eey u shaqeynaan shacabka eey ka masul yihin ilaheeyna ka baqaan xaqa umada ilaliyaan. Ahmedwalik9 (talk) 00:47, 8 Juun 2019 (UTC)

Wad kusaxantahay horeyusoco sxp Kings MoQadar (talk) 15:25, 11 Agoosto 2019 (UTC)