Wikipedia talk:Sandbox
Hadal ku darBeesha Madigaan
[wax ka badal xogta]Beesha Madigaan waa beel ka mid ah beelaha soomaalida kuwa ugu da' wayn ama ugu cimri dheer, waana mid ka mida ah beelaha dega Somalia, Ethiopia iyo Kenya. Magacyada kale ee beesha madigaan waxa ka mida Massare Oo ay walaalo yihin gaaljecel, ciise, digoodi o ay isku yihin ilma saransoor madigaana wa reer kamid ah masare Sido kale waxay xilal kaso qabteen kana hayaan kenya, somaaliya, ethiopia waxaana kamida dhinaca kenya tiraba ilaa 6 xildhiban oo kamida baarlamanka kenya iyo taliyaha difaaca cirka kenya. Ethiopia wasiirki hore cadaalada DDS wasiirka horumarinta xolo dhaqatada iyo reer miyiga DDS wasiirku xigeenka dakhliga DDS gudomiyaha gobolka liban maayarka dollo ado sido kale waxay leyihiin 4 dagmo e ugu wawayn gobolka liban wana gobolka liban boqol kiba sidetan intaasi wa xog ansoo ururinay wax badan ayaana dhiman [User:Maxamedyare2000|Maxamedyare2000]] (wadahadal) 23:36, 10 Juun 2020 (UTC)
- Usha aallah inta kale waa soo qori donaa 154.115.220.175 21:56, 19 Jannaayo 2025 (UTC)
The real Fighter
[wax ka badal xogta]There Real fighter is 37.131.42.141 23:34, 30 Oktoobar 2022 (UTC)
Marka hore madigaanku yay galaan
[wax ka badal xogta]madigaanku madaarodbaa? 154.115.220.99 08:31, 26 Diseembar 2023 (UTC)