Jump to content

Wikipedia talk:Tirtirka

Page contents not supported in other languages.
Hadal ku dar
Ka Wikipedia
Faalladii ugu dambaysay: 2 bilood kahor ee Cabdighanni Muuse Ayuub qodobka Codsi

Codsi

[wax ka badal xogta]

maqaalladaan aan qoray waxa ay ahaayeen tijaabooyin. Aan ku baranayay sida Wikipedia, wax loogu qoro. Waana bartay. Si aan usoo geliyo kuwa saxan. Fadlan kuwaan haleyga tiro. Cabdighanni Muuse Ayuub (wadahadal) 20:18, 25 Oktoobar 2025 (UTC)Reply