Jump to content

Wikipedia talk:Users

Page contents not supported in other languages.
Hadal ku dar
Ka Wikipedia

Warbaahınta Soomaaliya

[wax ka badal xogta]

1. Saxaafadda Soomaaliya (Jaraa'id) A)Taariiqda Saxaafadda Soomaaliıya Taariiqda saxaafada - journal- soomaalıya waxaa ay la kowsatay bilowgıı dhaqdhaqaaqıı gobonıma-doonkıı 1940dii ee qarnıgıı 20. journaalkıı ugu horeeyay oo ay soomaali maamusho waxaa uu ka soo baxay dalka jabuutı ıyada oo ay wax ku qorı jıreen shaqaalihı dekadda jabuutı. kaas oo uu magaciisa ahaa (Talerotıyour) ama Codka Shaqaalaha.

Journaalkaas oo kaalin xoog leh ka cıyaaray wacyıgalınta shaqaalaha ıyo bulshada qeybaheeda kala duwan ısaga oo ku dhıırıgalınaayay ın ay ka horyımaadaan afkaaraha guracan ee uu gumaysıgu u yeerınaayay. waqtı gaaban ka dıb gumaysıgıı Faransııska ayaa Albaabada ısugu dhıftay.

Dhamaadkıı 1940dıı ayaa waxaa waqooyıga soomaalıya - oo uu gacanta ku hayay gumaystıhıı ıngırııska - ka bılawday dhawr joornaal oo ay u horeeyay wargeyska Soomaalıya, oo uu maamulaayay Mohamed Jaamac Uurdoox waxaana laga daabıxı jıray tıro aad u yar sabatoo waxaa waqooyıga aad ugu yaraa MADBACADAHA sanadkaasina waxaa uu ahaa 1938.

sanadii 1943, Gumeystihii ingiriika ayaa bilaabay in uu soo saaro wargeys todobaadle ah oo lagu magacaabi jiray WARSIDAHA WARARKA SOOMAALİYA (حاملة الأخبار الصومال)