Wiriir

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Wiriir Waa degmo katirsan Gobolka Togdheer Waxayna dhacdaa dhanka woqoyi bari togdheer degmada waxaa hoos yimada tuulooyin farabadan waxaa dega beelaha reer colow reer faarax geedi iyo looge maxamed Oo katirsan reer yoonis Degmada waxaa ku noolo dadlagu qiyaaso 21,000 degaanka degmada