Jump to content

Xaaji shiikhow

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Xaaji shiiqow)

Cabdalle abokor[xiriiriye dhintay] abokor waa reer ka mida reeraha sacad muuse ugu waaweyn uguna. Taariikhda weyn


Cabdalle abokor waa reerka ugu dagaal yahan san sacad muuse waxaana lagu tilmaamaa gaashaanka sacad muuse


Cabdalle abokor wuxuu dhaqan jiray xoolaha nool isaaq oodhan marka la yidhaa waxaa ugu xoolo badnaa Cabdalle abokor

Berigii ingiriiska waxaa la sheegaa inuu Cabdalle abokor ahaa reerihii uu ka yaabay ee uu ka guulaysan kari waayey markii uu doonayey dhamaan inuu somalida uu ka dhigo kuwo isir bedelma


Cabdalle abokor deegaan ahaan waxay degaan Arabsiyo iyo qabri bayax inta u dhaxaysa Cabdalle abokor itoobiyaan ayuu u badan yahay laakiin somaliland waxa uu ka degaa arabsiyo ilaa allaybaday


Halka uu itoobiyana ka. Dego allaybaday ilaa qabribayax ilaa. Jigjiga ilaa hawaday ilaa dhagax leh si teel teel ah ayuu u degaa marka jigjiga laga bilaabo laakiin inta kale si Siman ayay u dagaan degaa