Xadhig xabsi

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Boga "Xirid" halkan ayaa loo soo wareejiyay.
Askari Maraykan ah oo xidhaya nin Ciraaqi ah wakhtiyadii Dagaalkii Ciraaq

Xadhig (Af-Carabi: اعتقال; Af-Ingiriis: arrest) sidoo kale loo yaqaano Xirid, waa marka qof ama dad laga qaado xoriyada kuwaasi oo inta badan lagu xareeyo xabsi ama meel kale oo loogu talogalay in lagu hayo mudo wakhti ah. Inta badan waxaa xadhiga sameeya xubno ka mid ah dowlada, sida Ciidanka Nabad Sugida kuwaasi oo tixraacaya dambi lagu soo eedeeyay qofka ama dadka xadhiga loo taxaabayo.[1]

Qoraalka gudaha oo kooban

Hordhac[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Guud ahaan dunida maanta waxaa jira noocyo badan oo xadhiga ah kuwaasi oo iskugu jira mid dowli ah iyo mid sharci daro ah. Xadhigu waa xeer ciqaabeed diidaya dhaqdhaqaaq iyo banaan jooga qof siyaasi ah, isagoo gurigiisa ama xafiiskiisa lagu dhex xannibayo mudoaan cayinnayn, waana markii maamulka meeshaas ka jira uu u diidanyahay qofkaas inuu shacabka ama saxaafada la hadlo ama abaabul kicin ah looga baqo, taasoo badal ama fududayn ka ah inuu xabsi ama jeel caadi ah galo,

Muuqaalo[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Sidoo kale fiiri[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Commons-logo.svg
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Tixraac[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]