Jump to content

Xaliimaale

Ka Wikipedia

Deeganka xaliimale waa balaadhan oo ku yaala Gobolka awdal gaar ahan dagmada Boon waa Deegan ku Caan ah wax soo sarka beeraha iyo xoolaha nool oo uu hodan ku yahay waxanu dhaca woqooyiga malada Boon ee gobolka awdal [1]

Waxaa ku nool qabiilada habar cafan iyo jibril yoonis gaar ahan xeebjire iyo reer axamed oo majority ka ah [1]

  1. 1 2 alwakila