Xanaaq

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Xanaag)
Dad xanaaqsan (caraysan) oo dagaalamaya

Xanaaq ama Caro (Af Ingiriis : Anger ama wrath; Af Carabi : ar‎) waa qiiro ka timid wax ka xumaansho, wuxuu wataa saamayn ah inay korodho garaaca wadnaha iyo cadaadiska dhiiga, xanaaqa ayaa ka dhasha if sahan waa ka dhexeeya labo dhinac, ama dhib loo gaysto dhinaca xanaaqi doona, xanaaqa ayaa noqonaya mid muuqda waxaana la socon kara mararka qaar fal celin hadal ama ficil ah, waxaa la sheegaa go'aanka la qaato xiliga xanaaqa inuu ka badalanyahay waqtiga xanaaq li;da,

xanaaqa ayaa laga yaabaa in ay ka dhashaan waxyaabo badan oo dhibaato  jir ahaan iyo maanba leh.

“Jawaabta qaboobu cadhada way qaboojisaa, laakiinse hadalkii qallafsanu xanaaq buu kiciyaa.” Iska ilaali erayada Kulul. Si raxmad leh u hadal, xitaa haddii ninkaaga ama naagtaada ay ku caloolxumeeyaan.

„Waa waajib inaad carruurtaada edbisid laakiin weligaa ha ku edbin cadho iyo naxariisdarro.”[1]

Cilmi nafsi[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Saamayta dabeecada[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Qof la doodaya qof kale, waxaana ka muuqanay saamaynta xanaaqu ku yeesho jirka iyo hab dhaqankiisa


Sidoo kale eeg[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]