Jump to content

Xaqiiqda erayga soomaali

Ka Wikipedia

wasiirkii hore ee arrimaha debedda Yemen, Axmed Al-asbaxi oo buug ka qoray Galaangalka Yemeni ku leedahay Geeska Afrika, ayaa waxa ku jirta In erayga Soomali kasoo jeedo magaca "Ismaaciil" oo ahaa mid kamida awowga qabaa'ilka Soomalida, haseyeeshee soomalida ayay ku adkaatay inay ku dhawaaqaan labada xaraf ee " Alif hamsaha carabiga" iyo " C'da " , waxana soo hadhay Smaal taas oo sidii loo wadwaday ugu danbayn ku biyo shubatay Soomaali.