Xaqirada
Appearance
Xaqirada waxaa af ingiriis lagu dhahaa „belittlement”, „degrading”, „disparaging”, „denegrate”, „deprecate”, „downgrade”, „defamation”, „demoting”.
Ilaahay ma ogola hab-dhaqanka noocaas ah. Laakiin marka dadku rabaan inay beddelaan wuxuu ka caawin karaa inay la dagaalamaan dabeecadda xun. Waa inaan ku dadaalno inaan iska beddelno sifooyinka xunxun. Addoommada Ilaahay waxay ku dadaalaan inay noloshooda ku muujiyaan midhaha ruuxa Ilaahay. Waalidka ma ahan inay carruurtooda ceebeeyaan. Waa inaadan hoos u dhigin dadka kale. Ciise xertiisa ma ceebayn jirin markay qalad galaan. Ma ahan inaan dadka ugu kala eexano midabkooda jidhka.