Xarunta

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Xarunta Daraawiish, waxay ahayd meelihii uu joogi jirey Ismaaciil Mire iyo Sayyidka iyo qusuusi ee la socday. Ismaaciil Mire iyo qusuusi oo la socon jirey badnaan waxay joogi jirey goboka Sool, ama gobolka Cayn.