Xarunta Sare Qaramada Midoobay

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Xarunta Sare Qaramada Midoobay
United Nations Headquarters in New York City, view from Roosevelt Island.jpg
muuqaalka guud ee QM
Lua error in Module:Location_map at line 427: Unable to find the specified location map definition. Neither "Module:Location map/data/USA New York City" nor "Template:Location map USA New York City" exists.
Location within New York City
Magacyo Kale Headquarters of the United Nations (Ingiriisi)
مقر الأمم المتحدة (Carabi)
联合国总部大楼
Siège des Nations unies
Центральные Учреждения Организации Объединенных Наций
Sede de las Naciones Unidas
Warbixin Guud
Naqshada dhismaha Dhisme Caalami ah
Meesha New York
(Deegaan Caalami ah)
Ciwaanka 760 United Nations Plaza, Manhattan, New York
Meesha Dhacdo 40°44′58″N 73°58′5″W / 40.74944°N 73.96806°W / 40.74944; -73.96806Isuduwe: 40°44′58″N 73°58′5″W / 40.74944°N 73.96806°W / 40.74944; -73.96806
Wakhtiga dhismaha la bilabay 1948[1]
La dhamaystiray Oktoobar 9, 1952 (1952-10-09)[1]
Qiimaha $65,000,000
(marka sicirka la toosiyo US$65,000,000)
Mulkiile Qaramada Midoobay
Dhererka 155 mitir (509 ft)[1]
Faafaahin Habka Dhisme
Tirada dabaq 39[1]
Naqshada iyo Dhisida
Naqshada Oscar Niemeyer
Le Corbusier
Harrison & Abramovitz
Qandaraaska Qatey Fuller, Turner, Slattery, iyo Walsh
Maabka Xarunta Sare Qaramada Midoobay ee wadanka Holland.

Xarunta Sare Qaramada Midoobay sidoo kale Fadhiga Qaramada Midoobay waa dhisme aad u wayn oo ku yaala caasimada New York wadanka Maraykanka.



Xarumaha Qaramada Midoobay[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Two skyscraper buildings on the bank of a river.
Xarunta sare Qaramada Midoobay New York
Huge complex of skyscrapers and other large buildings interlaced with trees and gardens. The surrounding area as far as the horizon is filled with trees and large rivers. In the foreground a crane and small building site show that a new construction is underway.
Dhismaha QM magaalada Fiyeena

Badhtamihii Diisambar 1945, ayaa Golaha Guurtida Maraykanka iyo Aqalka Wakiiladu u codeeyeen in Ururuka Qaramada Midoobay laga codsado ineey Xarunta Sare ka dhisato wadanka Maraykanka. Arintaasi way aqbashay Qaramada Midoobay, waxayna deegaan ka salaxatay bariga caasimada New York halkaasi oo ay ku iibsatey lacag dhan US $8.5 milyan oo ahayd lacag deeq ah. Dhismaha oo socday labo sano (1949 ilaa 1950) waxaa la furay Xarunta Sare Qaramada Midoobay Janaayo 9, 1951, inkastoo la dhamaystiray dhismaha bishii Oktoobar 9, 1952.[2]

Inkastoo xarunta ugu muhiimsan ku taalo caasimada New York, ururku wuxuu xafiisyo waaweyn ku leeyahay Jeniifa, Heeg, Fiyeena, Nayroobi iyo meelo kale oo badan.


Qoraalo La Xidhiidha[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Tixraac[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

  1. 1.0 1.1 1.2 1.3 Hamilton, Thomas J. (October 10, 1952). "Work Completed on U.N. Buildings". The New York Times. p. 1. Retrieved August 20, 2011. 
  2. http://select.nytimes.com/gst/abstract.html?res=F10813F7385E177B93C2A8178BD95F468585F9
Commons-logo.svg
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: