Jump to content

Xarunta dhexe

Ka Wikipedia

Xarunta dhexe (en: headquarters) waa meel ay ku yaalaan xafiis dhexe ama hogaaminta hay'ad, shirkad, urur ama maamul. Inta badan waa dhismo gaar ah, tusaale ahaan dhismaha Qaramada Midoobay ee New York oo leh xafiiska Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, xafiisyada xoghayntiisa iyo hoolka shirarka ee Golaha Guud iyo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay Ummadaha.