Xasan Sheegoow
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay Xasan Maxamed Sheegoow)
Xasan maxamed Sheegowo Wuxuu ku dhashay Shabeeleda Dhexe. Wuxuu wax barashadiisa hoose dhexe iyo saraba kusoo qaatay magaalada Mukhdisho. Wuxuu ku biiray ciidamadii Xooga Dalka Somaliyeed wuxuuna ka mid ahaa Ardaydii ugu horeysay oo loo Dira Dalka Dibadiisa (Italy). Khalin Jabintisa kadib wuxu ka mid ahaa Saraakiishii ugu horeysay oo dalka losoo tabaray wuxuuna kasoo shaqeeyay Gobalo badan oo Dalka ka mid ah. markii eey Dawladda dheceysana wuxuu ahaa G.Dhexe. Amaan iyo hool badana usoo qabtay Dalka Soomaaliya.