Xasan al-Jabarti
Appearance
Xasan al-Jabarti | |
|---|---|
| Ciwaanka | al-Jabarti |
| Nolosha gaarka ah | |
| Era | Qarnigii 18aad |
| Gobolka | Geeska Afrika/Waqooyiga Afrika |
| Danaha ugu waaweyn | falsafadda Islaamka, fiqiga Islaamka, xisaab, xisaabta |
| Nolosha diimeed | |
| Diinta | Islam |
Hassan al-Jabarti (Af Carabi: حسن الجبرتي) Dhintay 1774kii wuxuu ahaa xisaabyahan, fiqi, xiddigiye iyo faylasuuf Soomaali ah oo ku noolaa Qaahira, Masar qarnigii 18aad.
Taariikh nololeedka
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Al-Jabarti waxa uu ahaa aabbihii taariikhyahan Cabduraxmaan Al-Jabarti , waxa uu ka soo jeedaa magaalada Saylac ee Soomaalidu degto Xasan waxa lagu tiriyaa mid ka mid ah culimadii waaweynayd ee qarnigii 18-aad. Waxa uu si joogto ah u samayn jiray tijaabooyin, qaar badan oo ka mid ah waxa booqday oo u kuur galay ardayda iyo macallimiinta Al-Azhar . Shaqooyinkiisa ayaa ah kuwo aan la daabicin ilaa maanta, oo ku jira kaydka.