U bood nuxurka

Xersi Macalin

Ka Wikipedia

Xirsi macalin ( Af Englisch Hirsi Macalin) waa beel hoosaad kamid ah Beelwaynta Ciise mudulood Udejeen, Beesha Xirsi macalin waa beesha ugu tunkawayn beelaha udeejeen xaga siyaasada iyo xaqa baaxadaba dhaqanka beesha waa nabadoonka guud ee beesha

Dhaqanka beesha waxa goaamiya nabadoonka guud ee beesha xirsi macalin beesha waxay dagta bartamaha somaliya iyo bariga Somali galbeed ee itoobiya iyo gobalada Gedo iyo Doolow degaanada la xusu karo waa degmooyinka Jawiil , Baarmagoog, Abdiaziiz, Shingaani , Weere, Qalqalooc iyo deegaano kale .

Beesha xirsi macalin waa udub dhaxaadka siyaasada Beelwaynta Ciise mudulood UdejeenHersi macalin shaxda Beesha waa 5 jufo , waa tan shaxda Beesha Xirsi Macalin.

Shaxda Beesha

▪︎ Aadan Xirsi

  • Nuux Xirsi
    • Allamagan Xirsi
      • Ahmed Xirsi
        • Muuse Xirsi



▪︎ Aadan Xirsi

  • Nuux Xirsi
    • Allamagan Xirsi
      • Ahmed Xirsi
        • Muuse Xirsi

Siyaasiinta Beesha

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

●Mohammud Dufle AUN.

Mohamed NurTarsan .

Osman Mohammud Dufle .

●Abdikhadir dheere.

●Yusuf Mohamud Xiirane.

Nabadoonada Beesha

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

●Nabadoon Cali Xaasi AUN .

●Nabadoon Cabdiwaxid .

●Nabadoon Suldaan Ciribey

●Nabadoon Sheikh Cali Cabdulle nabadoonka hada xilka hayo


Abwaanada Beesha

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

●Abwaan Mohamed Dhaqane AUN

●Abwaan muxyadin subkane

Korneylada Beesha

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

●Korneyl Cali Xaashi

●Korneyl Cali Fanax AUN