Xilabi

Ka Wikipedia

Xinlabi waa magaalo kamid ah Gobolka mudug ee soomaaliya waxayna caan ku tahay cusbada ama milixa kaasi oo loo iib geeyo dhamaan Gobolada soomaliya iyo Wadamada dibada ah sida Ethiopia iyo Djibouti.