Xingod mudug
Muuqaal
xingod waa magaalo qadiimi ah oo aad u facweyn oo kutaaaaaaal bartamaha gobolka mudug magaalada xingod jawi ahan waa magaalo aad u dagan dadkeeduna waa beeraleey iyo xoolo dhaqato magaalada hadda waxaa kuyaal dugsi hoose/dhexe dadka kunool waxaa lagu qiyaasaa illaaaa 100,000 oo qoys waana magaalada eey dagaan beesha maxamuud wuqujire ( lugayare) ee beelweynta sacad Beesha Maxamuud waqujire waxaa kadhashey halyey iyo generalo badan kuwaas usoo halgameyn xoriyada dalka waana dadka ugu cilmiga badan jufooyinka Sacad