Xoghayaha Guud Qaramada Midoobay

Ka Wikipedia
Maqaalkani wuxuu ku saabsan yahay madaxda Golaha Xoghaynta QM. Haku khaldin Madaxweyne Golaha Sare Qaramada Midoobay
Xoghayaha Guud Qaramada Midoobay
Emblem of the United Nations.svg
[[File:
António Guterres - 2019 (48132270313) (cropped).jpg
|center|border|330px|alt=]]
Hadda xilka haya
António Guterres

Laga soo bilaabo 1 Janaayo 2007
(xilka ka dhamaanaya 31/12/2016)
Qaybta Qaramada Midoobay
Xoghaynta Qaramada Midoobay
Maamuus Jaale
Xarunta Sutton Place
Loo magacaabay Golaha Amniga
Wakiilka Golaha Sare
Muddada xilka 5 sano la cusbonaysin kara
Xilka soo bilaabay Trygve Lie
La aas aasay 26 Juun 1945
Ku xigeen Xoghaye Ku Xigeenka Guud
Website www.un.org/sg

Xoghayaha Guud Qaramada Midoobay (Af Ingiriis : United Nations General Secretary) waa hogaanka sare ee Xoghaynta Qaramada Midoobay, qeyb ka mid ah xubnaha ugu muhiimsan Qaramada Midoobay. Sidoo kale Xogahaya Guud ee Qaramada Midoobay waa afhayeenka iyo hogaanka guud ee Qaramada Midoobay.

Wakhti xaadirkan waxaa Xoghaye Guud ka ah Qaramada Midoobay Ban Ki-moon oo u dhashay wadanka Koonfur Kuuriya, kaasi oo xafiiska ku wareegay horaantii bishii Janaayo 2007. Jaale Banki Moon wuxuu xilku ka dhamaaday 31 Diisambar 2011, waxaana si muran la'aan au dib loogu doortay mar labaad 21 June 2011.[1]

Hadaba Banki Moon wuxuu xilku ka dhamaanayaa Diisambar 21, 2016ka, wakhtigaasi oo doorasho loo qaban doono cida xilka la wareegi doonta, maadaama mar sadexaad aan loo cusboonaysiin doonin sida uu dhigayo Dastuurka Qaramada Midoobay.


Qoraalo La Xidhiidha[wax ka badal | wax ka badal xogta]




Linkiyo Kale[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. . BBC News. 21 June 2011 http://www.bbc.co.uk/news/world-us-canada-13868655.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
Commons-logo.svg
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: