Xuduudkii Darwiish

Ka Wikipedia

Xuduudkii 1908 ee Darwiish oo af ingiiriis loo tarjuma "1908 Darwiish borders" waxaa lugu tilmaami karaa xuduudkii uu Diiriye Guure warqad ahaan u direy General Cordeaux sanadka 1908. Tilmaamka xuduudihii waxay ahayd xagga galbeed Buuhoodle, Badweyn iyo Jidbaale. Xagga waqooye nah, xuduudka waxay ahayd Geel Wayta ee ku taal Sanaag. Waxaa tilmaamaaya xuduudahaas hadalkan uu Diiriye Guure warqadaas ku yiri: "Buuhoodle, fardahaagana ka celi, Badweyn iyo dooxada Caymeed ugana yeero, jaajuustaada Jidbaale ... haddaba haddaad doonaysid waddanka nabaddiisa, ii daa deganaansho inta dhulka u dhexeeya Isaaq iyo Warsangeliye (Geel Wayte)".