Xusuusta moohaarka kasjilka
Appearance
Xusuusta moohaarka kasjilka ama Xusuusta kombiyuutarka ama Hard drive-ka kombiyuutarka (ingiriis: hard drive) waa sida sanduuq weyn oo kaydin ah meesha kombiyuutarku (kasjil) ku keydiyo dhammaan faylasha, sawirada, fiidiyowyada, ciyaaraha, iyo barnaamijyada. Waa meesha wax walba lagu kaydiyo si aad u furto oo aad u isticmaasho mar dambe. Ka fikir sidii shandad dijitaal ah oo loogu talagalay kombiyuutarkaaga.
Dulxaadis
[wax ka badal | wax ka badal xogta]


xusuusta kombiyuutarka ee HDD iyo sdd iyo m2 chip kaas oo kaydiya xusuusta kombuyuutarrada,
Xusuusta kombiyuutarka
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- HDD
- SSD
- Pci express M2 Gen 3,4,5 SSD '''2020'''
Shirkad Xusuusta kombiyuutarka
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Dell
- seagate
- toshiba
- samsung ssd,
- sandisk
- integral
- biwin
- slicon power