Jump to content

Yaasiin Laawe

Ka Wikipedia

Yaasiin Laawe waa tuulo ku taalla, bariga magaalada Qallaafe. Waxaa mara webiga Shabeelle, dadka dega waa beeraley iyo xoola dhaqato. Waxaa dega beesha Reer Geedoow, gaar ahaan Reer Muuse.