Yeesif maxamed
yeesif maxamed Waa beel ka mid ah beelaha ugu waaweyn isaaq iyo habarjeclo, Waana beesha Inta la ogyahay ugu Xadaarad badan Guud ahaan Soomaaliland iyo dhulka soomaaliyeedba. Sida la sheegay Qarnigii 15aad ilaa 20aad waxay lahaayeen doonyihii ugu badnaa waxayna ka ganacsan jireen Karin ilaa cadan Taariikhdi waxay warisaa inay India ilaa east africa gaadhi jireen xataa. waxay cadan ka soo iibin jireen alaab casri ka ahayd dunida reer miyga. Waxay marso ka samaysteen karin halkaas ayay ka safri jireen kana amar ku taaglayn jireen muddo qarniyo ah. Karin ma ahayn deked yeesif waxay ahayd dekedii u waynayd ee HJ waan dekeda ugu dhaw marka loo eego dekedaha somaliland fogaanta ay u jiraan cadan waayo karin marka aad ka tagto waxaad cadan u sii soconaysaa kaliyaata 2 cisho. Yeesif maxamed waxay ahaayeen reer ku sheegan la qabsiga ilbaxnimoyinka cusub Geesinimada dagaalka iyo ta magaalo u jooggaba aan inyar idin baro dadkii magaca ku dhex lahaa beeshan iyo waxyaabihii ay bareen soomaalida;
✅ Ninkii ugu horreeyey ee soomaaliyeed ee soomaalida maryo ay xidhato u keena Maryihii la odhan jirey sarmaani iyo maxamuudi keeni jirey-Maxamuud sarmaan (Yeesif maxamed)
✅Halgamaagii labaad ee soomaalida ee ingiriiska la dagaalamay sayidka dabadii - Sheekh bashiir Yuusuf xaaji xasan (Yeesif maxamed)
✅taajirkii u horreeyey ee soomaaliyeed ee Markab keena iyo gawaadhidii u horreysey ee barfiat car- Taajir xashiish (Yeesif maxamed)
✅ Qofkii koowaad ee u horreeyey ee sooomaaliyeed ee lacag sameeya, Lacagta ginida ee UK daarana ka dhista Uk - Abokor cawad bayle waa ninkii lahaa gini kuma qadeeyeen haddaan gurada noodh oole gadhka waxan u feedhaa sidii goondharkii cadmeed (Yeesif maxamed)
✅ Soomaaligii koowaad ee keeney kubad iyo sport loona bixiyey father of somali sports - xaaji cabdi siciid (Yeesif maxamed)
✅Captainkii u horreeyey ee soomaaliyeed ee Markab soo xidha ee soo xidhi jirey Maraakiibta waaweyn ee Ruushka iyo hindidu leeyihiin- captain shaysa (Yeesif Maxamed)
✅ Ninkii u horreeyey ee soomaaliyeed ee Dawladii kacaanka ka horyimid ahaana qofkii koowaad ee dawladii kacaanku toogato - ismaaciil liiro (Yeesif maxamed)
✅Haayadii u horreysey ee Somaliland timaada waxa keeney oo madax ka noqday - Xaaji Cabdi siciid (Yeesif maxamed)
✅Qofkii u horreeyey ee soomaaliyeed ee carriga UK iyo guud ahaan waddamada reer galbeedkaba Xil ka qabta - MP Liverpool 1970s Maxamuud Jimmy (Yeesif maxamed)
✅ Macalinkii ugu mudada dheera soomaalida Oo 60 sanno macalin ahaa furayna wax ka badan 130 iskuul oo somaliland ah -Ibraahin dhagawayne (Yeesif maxamed)
✅ Ciyaartooygii koowaad ee asal ahaan soomaali ah ee ciyaara primier leuge -Leon ozman dhexdii horre everton (Yeesif maxamed)
✅Soomaaligii koowaad ee Jaamacada oxford ka baxa - Mohamed Abdi saed (Yeesif maxamed)
✅Soomaaligii Qaybta ka ahaa xorriyada Tanzania ee gurigiisa ku qarin jirey halgankana la waday madaxweynihii Tanzania markii danbena madaxweynuhu u mahadceliyey - ismaaciil aadan (Yeesif maxamed)
✅ Soomaaliga ku hadli jirey 19ka luuqadood - Prof Cartan ahmed Yonsi (Yeesif maxamed)
✅ Burburkii ka dib soomaaliyadii koowaad ee haweeney ah ee pilot noqota weliba Pilot british Airways - Farhiya Jama (Yeesif maxamed)
✅ Soomaaliyad iyo africanadii koowaad ee Fanka ingiriiska iyo Yurub gasha koox faneed wayna ingiriiska ka aasaasta Meri Ozman /poly styrene (Yeesif maxamed)
✅ Mss world somali oo tartanka quruxda aduunka somaalida ku matalaysay sannadkan 2025 - Zaynab jama (Yeesif maxamed)