Jump to content

Sanguuni

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Zanguuni)

Sanguuni waa degmo ama tuulo oo ku taalo gobolka Jubbada Hoose. Wana halka uu maro xariiqda dhulbaraha. Sanguuni waxay noqon kartaa magaalo madaama u maro xariiqda dhulbaraha waxaana loga faidaysan karaa dalxiiska.






Badhaadhe is the most peaceful and evergreen district.