Alifbeet

Ka Wikipedia
Alifbeetka Far Soomaaliga
Dhamaan qaabka waxqorka latinka

Alifbeet (Af Ingiriis : alphabet; Af Carabi : ar‎) waa nidaam xarfo loo habeeyay si kala horeeysa taasi oo loo isticmaalo in lagu qoro hal luuqad ama luuqado badan. Alifbeetku waa aasaaska dhamaan wax qorista far. Tusaale ahaan, Af Soomaaligu wuxuu leeyahay dhowr nooc oo Far Soomaali ah, laakiin waxaa si sharci ah loo isticmaala qaabka laatiiniga oo dowlada Soomaaliya sharciyeysay horaantii sanadihii 1970kii.[1]

Jaadyada Alifbeetka[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Qoraalo Kale[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Linkiyo kale[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. name="Coulmas 140" Daniels and Bright (1996), pp 92–96