Taleefoon

Ka Wikipedia
Taleefoon

Taleefoon waa qalab loogu talagalay inuu qabto siina gudbiyo cod siiba kan dadka, waxaa jiray saynis yahano badan oo isku dayay iney soo saaraan laakiin markii ugu horey ku waxaa guuleystay Alexander Graham Bell